Wararkii Ugu Dambeeyay Weerarkii Kismaayo iyo rasaas wali socota

Weerar ku bilowday Ismiidaamin ayaa lagu qaaday Hotelka Cas Caseey ee kuyaala magaalada Kismaayo, waxaana weerarkan ka dhashay khasaaro badan isugu jira dhimasho iyo dhaawac. Dabley hubeesan ayaa lagu soo waramayaa in weli ka dhax degaalamayaan dhismaha Hotelka la weeraray, waxaana Hotelka gaaray ciidamada maamulka Jubbaland oo isku dayay in ay weerarka soo afjaraan. Warar … Continue reading Wararkii Ugu Dambeeyay Weerarkii Kismaayo iyo rasaas wali socota